Quantcast
Channel: Bar-kulan » Baardheere
Browsing latest articles
Browse All 34 View Live

Howlgallo laga sameeyay Baardheere oo lagu soo qabtay hub iyo walxo qarxa

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen qeybo ka tirsan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxay ku soo qabteen hub iyo walxo qarxa. Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay dhowr qori oo...

View Article



Ciidanka Kenya oo sheegtay inay sagaal Al-Shabaab ku dileen duleedka Baardheere

Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in dileen sagaal ka tirsan dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab. Afhayeenka ciidanka Kenya David Obonyo ayaa...

View Article

Seddex ka mid ah shaqaalaha gargaarka oo laga afduubtay Baardheere

Rag hubeysan ayaa  ka afduubtay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo saddex qof oo ka tirsanaa hay’ada  samafalka  wadaniga ee HIRDA. Shaqaalaha la afduubtay ayaan la sheegin magacyadooda waxaana...

View Article

Toddobo ka tirsan ciidanka dowladda oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay...

Qarax ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sababay dhaawaca toddobo ka tirsan ciidanka dowladda. Labo ka mid ah dhaawacyada ayaa lagu soo warramayaa inay xaaladdooda halis tahay. Qaraxa...

View Article

Al-Shabaab oo sheegtay in ay qabatay diyaarad drone ah

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay qabatay diyaarad nooca aan duuliyaha wadin ee drones oo ku burburtay meel 60km u jirta degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Diyaaradda ayaa kooxdu xustay in ay ku...

View Article


Kenya oo dishay 20 Maleeshiyo iyo Sarkaal Al-Shabaab u qaabilsanaa sameynta...

Milateriga Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen saldhig tababar oo Al-Shabaab ay ku leedahay deegaanka Sidimo ee gobolka Gedo. Inta lagu guda jiray howlgalka ayaa...

View Article

Taliyihii waaxda canshuuraha ee degmada Baardheere oo la dilay

Koox dabley ah oo hubeysan ayaa ku dilay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, taliyihii waaxda canshuuraha maamulka degmadaas, Cabdullaahi Cabdi Aadan (Cabdullaahi Eelaay). Niman aan heybtooda la...

View Article

Al-Shabaab oo weeraray Ceelwaaq

Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisin ciidamada guutada koowaad ee xoogga dalka ay ku leeyihiin degmada Ceelwaaaq ee gobolka Gedo. Wararka ayaa sheegayo in maleeshiyada...

View Article


Laba askari oo ku dhimatay qarax ka dhacay Beledxaawo

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsanaa ciidamada amniga ee degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa dhintay, afar qof oo kalana way ku dhaawacmeen qarax shalay galab ka dhacay degmadaas. Wararka ayaa...

View Article


Dagaal ka dhacay Beledxaawo

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay, ilaa ku dhawaad toban kalana way ku dhaawacmeen dagaal maanta degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland iyo maleeshiyo...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 34 View Live